Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Amisom Xiligay Somaaliya kabaxayaan

HomeWararka

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Amisom Xiligay Somaaliya kabaxayaan

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qorshaha AMISOM looga saarayo Soomaaliya,iyo natiijada ka dhalan karta maadaama weli

Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Ciidamadda Amniga Qardho oo xiray nin lagu eedeyeey kufsiga gabar yar (Daawo)

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qorshaha AMISOM looga saarayo Soomaaliya,iyo natiijada ka dhalan karta maadaama weli falal amnidarro ka dhacayaan gudaha dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in hore dhowr mar uu sheegay in ciidamada shisheeye uusan dalka Soomaaliya waxba u tareyn laakin loo baahan yahay in u dhis lagu sameeyo Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in AMISOM dhaqaalo badan uu ku baxo laakin ay u baahan tahay in waqti yar lasiiyo si Ciidamada dowladda Soomaaliya ay awood ugu yeeshaan in ay la wareegaan amniga Guud ee dalka.

Waxa uu ugu baaqay Dowladaha dhinaca dhaqaalaha ka taageera AMISOM in ay siiwadan taageerada dhinac walba si waqtiga yare e u harsan ay u dhameystaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: