Madaxweynaha Hiirshabeele oo Mooshin laga soo gudbiyeey (dhegayso)

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeele oo shir Jaraa’id ku
qabtay Magaalada Jowhar ayaa waxay sheegeen in ay diyaariyeen Mooshin
ay doonayaan inay xilka uga qaadaan Madaxwaynaha Maamulkaasi Maxamed
Cabdiwaare.

Waxay sheegeen in tiradooda ay gaarayso 66xildhibaan isla markaana
wali uusan ubuuxsamin Kooramkii Codka loogu qaadi lahaa Moshinka Balse
ay ku rajo wayn yihiin in ay soo dhamaystiraan.

Hadaba waxaa Arintaas la socday oo Warbixintaan inooga diyaariyay
Wariyaheena Cumar Lakiman oo kusugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com