Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay Xildhibaano

Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay Xildhibaano

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo shalay Gelinkii dambe dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isaga oo ku sugnaa Muqdisho ayaa la kulmay Xildhibaanada Maamulkaas.

Madaxweyne Waare ayaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle kala hadlay sidii ay u ansixin lahaayeen Golihiisa Wasiirada cusub ee uu dhawaan Magacaabay balse aan weli la’ansixin.

Kulanka Xalay Jowhar ka dhacay oo mudo saacado ah socday ayaa waxa uu daba socday kadib markii qaar ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo mooshin ka keenay Golihiisa Wasiirada kaas oo ah in dib loogu laabto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com