Madaxweynaha Galmudug oo shir aan caadi ahayn Gudoomiyeey

Madaxweynaha Galmudug oo shir aan caadi ahayn Gudoomiyeey

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda Galmudug loogana hadlay Amniga guud iyo Dhisidda goleyaasha Deegaanka, sidoo kalana ay qaar kamid ah wasaaraduhu ay kusoo gudbiyeen Hindise Sharciyeedyo ay soo diyaariyeen.

Madaxweyne Ku xigeenka oo kulanka ku wehliyay madaxweynaha, ayaa ka warbixiyey kormeerkii uu dhawaan ku tegay qaar kamid ah wasaaradaha Galmudug.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com