Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweyeey Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweyeey Jabuuti (Sawiro)

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa masuuliyiin kala duwan oo ugu horreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Jabuuti, wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda Jibuuti, Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdishu iyo masuuliyiin sare.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah kusoo gaaray dalka Jabuuti halkaas oo uu shirar muhiim ah ku yeelan doono.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com