Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado gaaray

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado gaaray

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado.

Boqolaal Dadweyne ah ayaa Madaxweynaha iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo soo dhaweyn ugu sameeyay Afaafka hore ee Madaxtooyada Cadaado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com