Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Galmudug oo Beeniyeey inay Xirirka u Jareen DFS Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in Aysan jirin xirir ay ujareen Dowladda Federaalka ,iyadoo Warar Suuqa kujiray ay shegayeen in Galmudug ay xirirk u jrtay Dowladda dhexe kadib markii ay soo farsagalisay Arimaha Galmudug.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Madaxweynaha uu soo saaray

Exit mobile version