Madaxweynaha Farmaajo oo Guriceel ku wahan (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmadda Guriceel cabdulaahi maxamad barre Beentaay ayaa Radio Muqdisho Uga waramay Qaban qaabada iyo diyaargaroowga soo dhawaynta Madaxweeynaha ee Ka socota Magaaladaasi.

Wefdi ka socda guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa gaarey magaalada Garoowe oo ay ka bilaabi doonaan kulammo wadatashi ku aaddan habraaca doorasho ee 2020.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com