Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Xeer Madaxweyne Lr. 112 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid La-taliye Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markay tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Waxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Cabdirisaaq Maxamed Xasan loo magacaabay la-taliyaha Hay’adda jidadka Dowadda Puntland ee (PHA).

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com