Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta kusoo wajaan Garoowe.

Garoowe, Sep 15 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu dambeeyey kusgnaa magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo wajahan magaalada Garoowe.

Waftigaani maanta laga dhowrayo magaalada Garoowe ee kasoo kicitimaya Muqdisho ayaa waxa ay ka qaybgaleen shirkii madasha wadatashiga doorashada Soomaaliya ee hogaamiyayaasha Soomaalida shalay Muqdisho ugu soo xirmay.

Shirkii madasha ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga soo saaray qodobo quseeya doorashada Dalka kadhacaysa sanadkaani.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com