Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Garoowe Ku Wajahan

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu damebeyey safar shaqo ku joogey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa maanta lafilayaa inuu diob ugu soo laabto magaalada Garoowe.

Waftiga maaxweynaha oo Muqdisho kaga qaybgalay shirkii madasha amniga qaran ayaa marka uu yimaado Garoowe ka warbixin doona arrimo quseeya shirarkii Muqdisho uu kaga qayb galay.

Exit mobile version