Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeele Waare oo Talabaadisi ugu Horeysay Ku Magacaabay Gudoomiye

HomeWararka

Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeele Waare oo Talabaadisi ugu Horeysay Ku Magacaabay Gudoomiye

Madaxweynaha Maamulka Curdanka ah ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa qaaday talaaabadii ugu horeysay oo uu ku magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hir

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maxay Ka Wada Hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo shaqooyinkii muddo saacado ah hakad galay

Madaxweynaha Maamulka Curdanka ah ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa qaaday talaaabadii ugu horeysay oo uu ku magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiraan.

Waare ayaa Cali Jeyte Cismaan u Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiraan oo horey Xilkan looga qaaday .

Wareegto uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in xilka qaadista loo maray dastuurka Hirshabeelle,la tashiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo talo soo jeedinta Odayaasha Dhaqanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: