Site icon Radio Daljir

Madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Xasan Sheekh oo dowladda ugu baaqay siyaasad furfuran

“Dadka xukuumada aan ku jirin ee banaanka jooga waxaa saaran masuuliyad wadareed, masuuliyadda dadka ay saaran tahay waa dowladda, waxaa laga rabaa inay la yimaadaan wax soo saar dhinac kasta ah, waxaan qabaa mucaaradnimadu ma xuma, hadii ay tilmaamayaan wax qaldan waa inay dowladdu saxdaa, dalkan waa dal dimuqradi ah, dowladda meeshii ay ka gaabisay waa loo sheegaa, meeshii ay hormarisayna waa lagu ammaanaa”. ayuu yiri madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Madaxwaynihii hore Dowladda Faderaalka Xasan Sheekh ayaa sheegay dowladda hadda jirta in loo baahanyahay inay fursad siiso dadka mucaaradka ah, si loo soo bandhigo khaldaadkeeda, ayna u saxdo.

 

Exit mobile version