Site icon Radio Daljir

Madaxwayne Sh. Shariif Shiikh Axmed oo kusoo fool leh Garowe.

Garowe, Feb, 2012 ? Madaxwaynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa lafilayaa saacadaha soo-socda inuu soo gaaro magaalada Garowe, si maalinta birriya uu usoo xiro shir-waynaha 2-aad ee Dastuurka Soomaaliyeed, oo shalay Garowe ka furmay.

Socdaalka Madaxwayne Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa noo xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ?Qarajab? oo maantay shir-jaraa?id ku qabtay xaruntada Jaamacadda PSU Garowe.

Diiwaanka Wararka
Daljir Garowe.

Daljir.com

Back to Home page