Madaxwayne Gaas: “Difaac lagu daray mansab raadin ma guulaysanayso, mana codsan muddo kororsi (dhegayso)

Madaxwayne Gaas: “Difaac lagu daray mansab raadin ma guulaysanayso, mana codsan muddo kororsi (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu jirin wax codsi ah oo muddo kororsi xileed ku saabsan, isagoona arrintaasi ka hadlayay ayaa waxaa uu sheegay difaac lagu laray mansab raadin inay keenayn wax guul ah.

Hadalkan ayaa waxaa uu ka sheegay magaalada Brusles ee dalka Biljamka oo soo dhowayn loogu sameeyey, waxaana uu sheegay xilka inuu yahay wax dhib ah, oo aan dheef lahayn, kaliya uu ku ciraystay.

Shacabka ayuu ka codsaday inay u duceeyaan badalka habaarka oo marar badan uu sheegay inuu ka arkay barta Facebooka, waxaana uu madaxwaynaha uu xusay haddii loo duceeyo isaga oo Cabdi Khadar ah inuu la joogayo, isagoona jaaliyadaha kula kaftamay, haddii kalena isagoo habaaran uu la joogayo.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com