Site icon Radio Daljir

Madaxwayne Farmaajo oo si heer qaran loogu soo dhoweeyey Suudaan (sawiro)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jiray oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray caasumadda Suudaan ee Khartuum.

Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka, madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, socdaalka oo qaadan doona laba cisho ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta xiriirka labada dal, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Exit mobile version