Site icon Radio Daljir

Madaxwayne Farmaajo oo ka qaybgalaya shir kadhacaya Nairobi

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalaya shir kadhacaya magaalada Nairobi oo looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha badaha, gaar ahaan dhinacyada la xiriira maalgashiga, sare u qaadista fursadaha shaqo ee dhallinyarada, yareynta saboolnimada, horumarinta tiknaloojiyadda kalluumaysiga, badbaadada iyo ilaalinta hannaanka caalamiga ah ee marinnada badda.

Shirka waxaa uu socon doonaa muddo sadex beri ah.

 

Exit mobile version