Site icon Radio Daljir

Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe kaga dhawaaqay inay beri tahay 1da bisha Ramadaan

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa ku dhawaaqay maalinimada beri inay tahay 1da bisha Soonqaad, waxaana uu umadda Soomaaliyeed uu u rajeeyey inay caafimaad ku somaan.

 

Exit mobile version