Madaxwayne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Madaxwayne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusoo laabtay dalka, kadib todobaadyo uu dalka ka maqnaa isagoo socdaalo ku joogay dalalka Jabuuti iyo Turkiga.

Madaxwaynaha ayaa dalalkaasi uga soo qaybgalay munaasbado heer caalami ah.

Wasiiro katirsan xukuumadda iyo xildhibaano ayaa socdaalkiisa ku wehliyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    FARMAJO WUXUU NOQDAY XUBIN FIRFIRCOON OO KA MID AH CIA. IWM.
    GACANTA LAGU HAYAA.
    WAXAA NOOGA FILAN QARAXII ZOOBE 1410/17,
    DABCAN CIA WAY KU WAR GELISAY LKN FARMAJO KUMA DHACAYN JOOJI.
    HADEERNA ISMA WAALI KAROO WAXAA LAGU DHIHI DADKAANU U SHEEGI QARAXII ZOOBE INAAD WAX KA OGAYD, SIDAA DARTED WUXUU KU QASBAN YAHAY WAXAY USOO JEEDIYAAN.
    SHACABKUNA WAA HURDAA=0.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com