Madaxwayne Farmaajo oo abuuray Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Akhriso)

Madaxwayne Farmaajo oo abuuray Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Akhriso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer qaran oo lagu magacaabayo guddiga dhaqaalaha ee qaranka.

Guddigan oo ka imaanaya wasaaraddo xukuumadda faderaalka katirsan, bankiga dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa xukuumadda katala siin doona qorshaha istiraajiyadeed ee dhaqaalaha qaranka iyo maaliyadduba.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com