Madaxwayne Farmaajo “Hormar kasta oo Soomaaliya la isku dayo dadbaa cagaha qabta” (dhegayso)

Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay ra’iisal wasaaraha Itoobiya wadahadalkii ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uu ahaa maalgashi lagu sameeyo dekedo ku yaala dalka Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay inay jirin wararka ah in labada dal ay isku biirayaan.

Farmaajo ayaa sheegay dekedaha inay dalka ay ku oolayaan, balse kaliya laga wada hadlay maalgashi lagu sameeyo si looga faa’iidaysto.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sidoo kalle sheegay hormarkasta oo la isku dayo inay jiraan dad cagaha qabta , taasi oo ka jirta wadanka Soomaaliya.

Hoos kadhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com