Madaxweynaha Dowladda Soomaalida oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis

Madaxweynaha Dowladda Soomaalida oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis

Madaxwaynaha Soomaali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad deegaanka, waxaana uu ugu baaqay inay shacabkooda u shaqeeyaan oo ay dhowraan xuquuqda aadanaha.

” Waa in aad fulisaan dardaarankeeni ahaa in xuquuqda insaanka la ilaaliyo, oo wixii hore aad qabanayseen ee shaqooyin ahaa ee faraha badnaa aad ku dartaan in dadkii aad ka dhalteen ee aad u dhalteen iyagana aad ka farxisaan darajooyin iyo abaal gudyo baad heli doontaan” ayuu madaxweyne Mustafe Cumar oo la hadlayay ciidammada booliska.

“Hadday noqoto qaabka amar qaadashada qaabka loo wada shaqaynayo loo xiriiriya waxyaabo sharciga qoraya ayaa jiraa kuwaa aan raacno, uma baahnin wixii cusub, wixii qoran ee meel ku yaalla ayaan raacaynaa”

Ciidamada Liyuu Booliska ayaa horay looga caban jiray tacadiyo ka dhan ah xuquuda aadanaha oo ay ka sameeyeen gobolka Soomaalida.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    BABIHEE SAASAAN KAA RABAA.
    DABAQOODHIDII ILKAHAA LAGA SAARAY!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com