Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay safar uu ugu baxay Itoobiya (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay safar uu ugu baxay Itoobiya (dhegayso)

Madaxwayne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa u sheegay saxaafadda safarkiisa inuu daaranyahay arimaha amaanka iyo siyaasadda oo uu kala soo hadlayo dowladda Itoobiya.

Waxaa uu sheegay inuu lasoo kulmi doono masuuliyiinta sare ee dowladda Itoobiya.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com