Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay kulan kadhacay magaalada Bosaso ayaa waxaa uu sheegay Imaaraatka Carabta inuu ka bixin Puntland oo ay tahay been abuur wararka sheegaya ka bixidooda Puntland.
Waxaa uu sheegay inuu la hadlay madaxda dowladda Imaaraatka Carabta ayna isku afgarteen in lasii wado taageerada joogtada ee Imaaraadka uu siinayay ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Al-shabaab iyo Daacish.
Madaxwayne Gaas ayaa sidoo kalle sheegay inay jirin cid kalle oo u buuxin karta Puntland booska ay ugu jirto Imaaraatka Carabta.
U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska