Madaxwaynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda PAC

Madaxwaynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda PAC

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan magcaabis Agaasimaha Guud ee Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

 Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland.
Markuu tixgeliyey.      Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Wuxuu xeeriyey:

 

  1. Waxaa Cabdiqaadir Maxamed Axmed loo magcaabay Agaasimaha Guud ee       Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madxweynuhu Saxeexo, wuuna              saxeexay Madaxweynuhu.

Halkaan RIIX

–DHAMMAAD—
XAFIISKA, WAR-FAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com