Madaxwaynaha cusub ee Soomaali Galbeed : “Wuu mudanyahay Cabdi Iley in la xiro”

Madaxwaynaha cusub ee Soomaali Galbeed : “Wuu mudanyahay Cabdi Iley in la xiro”

Madxawaynaha cusub ee Soomaali Galbeed Mustaf Muxumed Cumar Cagjar ayaa ka hadlay xarigga madaxwaynihii xilka uga horeeyey ee dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar ee xabsiga Addisababa lagu xiray.

Mustafe Cagjar ayaa sheegay inuu ka xunyahay madaxwayne in la xiro, balse Cabdi Iley uu mutaystay in xabsi la dhigo maadaama uu gaystay tacadiyo kadhan ah banii’aadantinimada oo uu u gaystay bulshada gobolka.

“Aniga kuma faraxsani in la xiro Cabdi iley isaga oo bahdilan in kasta oo uu dambi badan galay laakin dad badan ayay u tahay Cashar iyo ku dayasho ayuu sii raaciyey hadalkiisa oo uu ku qoray boggiisa Facebooka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com