Madaxda ugu saraysa Dalka oo Muqdisho ku laabtay (dhegayso)

Madaxda ugu saraysa Dalka oo Muqdisho ku laabtay (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane; Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kasoo qayb galay shirka 32aad ee madaxda Urur Goboleedka IGAD ee lagu gaba-gabeeyay Addis Ababa.

Dhinaca kale Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa isna Dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo Forum ee looga hadlayay xaaladda dhaqaale iyo dib u habaynta maaliyadda Soomaaliya

Wariye Amino Ladan Ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    D I G N I I N.
    ______________________/.
    WHO REALY IS ISIS!?.
    1=IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    2=ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI Ex-Name ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT.
    3=ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    4=ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!.
    WHY NOT?. ISIS MADE IN ISRAELI!.
    5=MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS.
    ISRAELI DID 9/11=INSIDE JOBS.
    6=19 HIJACKERS STILL ALIVE AND WEL.
    7=OSAMA BIN LADEN STILL ALIVE BAHAMAS.
    OK,
    ISIS, BOKO, ALSHABAB, ALQACIDA IWM WAA QANDARAASLEYAAL GACAN SAAR LA LEH CIA, MI6, MOSSAD IWM.
    UJEEDADA LOO SAMAYSTAY WAA CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    MANA AQBALI KARO.
    OK,
    QODOBSDAAS KU QOR GOOGLE AMA YOUTUBE OO BAL ILA FIIRI WAXA JIRA DUNIDA HAYSKA DUL SAARNAANINEE

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com