Site icon Radio Daljir

Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay geerida Wasir Xoosh

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutiid Allaha unaxariistee Wasiirkii dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubai.

Sidookale dadka ka tacsida diraya waxaa kamid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,kuxigeenkiisa iyo Guddoonka labada aqal ee baarlaaanka Soomaaliya .

Allaha unaxariistee Wasiirka ayaa waxaa ku soo booday xanuun kadis ah, iyadoo uu doonayay in maanta uu guuriyo gabar uu dhalay .

Exit mobile version