Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin heer Qaran iyo heer dowlad Goboleed.
Amaanka magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyey waxaan wadooyinka iyo xaafadaha qaar la dhigay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed,si ay amniga u sugaan.
Waxaa ka qeybgalaya caleema saarka madaxweyne C/casiis Maxamed Xasan Laftagareen Guddoomiyaha Golaha Shacab iyo wafdi uu hoggaaminayo,waxaana kamid ah wafdi ka socda Aqalka Sare madaxda dowlad goboleedyada iyo mas’uuliyiin kale.
Dhigaal Cusub
« Midowga Afrika oo ka hadlay Weraarkii Nairobi
« Midowga Afrika oo ka hadlay Weraarkii Nairobi
Dhigaal Duug ah
Madaxweynaha Kenya oo sheegay in lasoo afjaray werarkii Nairobi (Daawo) »
Madaxweynaha Kenya oo sheegay in lasoo afjaray werarkii Nairobi (Daawo) »