Madaxada sare ee Puntland oo ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. [Dhegaysi …]

Muqdisho, Aug 06 – G/Sare Dhuumaal, abaanduulaha ciidanka qalabka sida ee Somaliya oo aan ka waraysanay xaalada ciidanka & amniga Muqdisho …
-Gudd. gobolka Nugaal oo aan ka waraysanay geerida taliyihii hore ee ciidanka bilayska Puntland …
– Taliyaha ciidanka daraawiishta oo sheegay in ay ku raad joogaan dablaydii dishay wasiirkii warfaafinta ….
– Iska-horimaad khasaare gaystay oo ka dhacay Buuhoodle …
– Maareeyaha shirkada Golis oo tacsi u diray ehelada iyo ummadda ee geerida wasiirkii hore ee warfaafinta & taliyihii ciidanka bilayska …

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com