Site icon Radio Daljir

Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun (Waraysi)

Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun oo katirsan gobolka Faafan, Faarax Cabaas Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir xarunta Jigjiga waxa uu uga hadlay horumarka dhalinyarada, gaar ahaan dhanka ciyaaraha labadii sano ee udambeeyay.

Wariye Jamarti Yaxye.

Exit mobile version