Madaxa Golaha Xukuumadda ee Galmudug oo soo dhoweeyey gogosha m/wayne Farmaajo uu u fidiyay dowlad goboleedyada

Madaxa Golaha Xukuumadda ee Galmudug oo soo dhoweeyey gogosha m/wayne Farmaajo uu u fidiyay dowlad goboleedyada

Madaxa Golaha Xukuumadda ee Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa soo dhoweeyey gogoshii uu fidiyay madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee maamul goboleedyada uu ka codsaday inay wada hadal la yeeshaan dowladda si loo dhameeyo khilaafka labada dhinac.

Sheekh Axmed Shaakir ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in la xasuusto qaraxii Al-shabaab ee Zoobe loona naxo umadda Soomaaliyeed ee dhibaatada ay haysato.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com