Madasha oo war ka soo saaray isku day Ciidamo hubeysan ku hareereeyeen Hoyga Sheekh Shariif

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ka soo saaray isku day weerar gaadmo ah oo qorsheysan ay ciidamo hubeysan ku hareereeyeen Hoyga Guddoomiyaha Madasha iyo xarunta Madasha oo ku taal xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wadajir.

War saxaafadeedka Madasha ayaa lagu sheegay habeenadii isku xigay ee taariikhda aheyd 22 iyo 23 March ay jireen isku daygaas ciidamada ku hareereeyeen hoyga Sheekh Shariif, waxaana ay sheegeen inay xadgudub ku tahay xurmada Madaxweynuhii hore isla markaana ka soo horjeeda shuruucda dalka iyo hannaanka dowladnimada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com