Maciishaddii Magaalada Boosaaso oo La-goyn Waayey (dhegayso)

Maciishaddii Magaalada Boosaaso oo La-goyn Waayey (dhegayso)

Suuqyada magaalada Bosaaso waxaa cirka isku shareeray qiimaha lagu kala iibsado maciishadda qutuldaruuriga ah arrintan ayaa waxa ay saamaysay dakii danyarta ahaa oo ganawaayay kiilada bariska ah waxaana meesha kabaxay dabaqadii hoose.

Shacabka ayaa ku eedeeyay ganacsatada wax soo dajisa waxna dhoofsata in ay maciishada ku qaali gareeyaan dadka danyarta ah iyagoo ku andacoonaya in canshuurtii lagu qaali gareeyay, Jawaahir Maxamed Cali waxa ay kamid atahay dadka danyarta ah ee kuganacsada Magaalada Bosaaso.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com