Site icon Radio Daljir

Macalimiin Ardayda Jaamacadda Cusub ee Jariiban si bilaash wax ku bari doona (dhegayso)

Ardayda Wax ka barta Jaamacadaha Gudaha Puntland ayaa dhawaan socdaal ay ku tageen Jaamacad cusub oo laga hirgalinayo Degmada Jariiban waxay sheegeen inay qaarkood magacalimiin ka noqonayaan oo Si bilaash ah wax u barayaan dadka degmada.

Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka soo diray Jariiban.

Exit mobile version