Maanta & Soo dhawayntii madaxweyne Deni ee Garowe (Sawirro)

Maanta & Soo dhawayntii madaxweyne Deni ee Garowe (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhawayd dib ugu laabtay maanta magaalada Garowe, kaddib safaro uu ku tagay Imaaraadka Carabta iyo Kenya

Deni ayaa laga sugayaa inuu maalmaha soo socda soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee laga soo doorto Puntland.

Madaxweynaha ilaa iyo hada lama uusan hadlay Warbaahinta.

Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa dhowaan soo saareen Jadwalka doorshada Xildhibaanada Aqalka Sare oo loo asteeyay iney dhacdo 25 July 2021 kuna beegan maalinta Axadda.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com