Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamud Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamud Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha iyo makaroofanka ee Daljir waxaa Axad walba inoo soo diyaariya wariyaheena Maxamuud Fantastic oo ku sugan xarunta Daljir ee Qardho, waana xubin looga hadlo guuxa dadwaynaha iyo arimaha loo baahanyahay in la maqlo si dadka ay khusayso ay wax uga qabato.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com