MAANHADAL: Xiisadda Soomaaliland iyo Puntland ee Sool iyo Sanaag (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Xiisadda Soomaaliland iyo Puntland ee Sool iyo Sanaag  (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa maanta xiisadda Somaliland iyo Puntland ee Sool, Sanaag iyo Cayn, gaar ahaana dhaqdhaqaaqyada Sanaag.

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com