MAANHADAL: Maxaa hor taagan in Puntland uu ka hirgalo nidaamka Xisbiyada badan (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsan yahay Sababta hor taagan in mudo 20sano ah Puntland laga hirgaliyo nidaamba Asxaabta badan, dadkuna ay ku soo doortaan shaqsiga ay rabaan doorasho qof iyo cod ah? yeyse tahay cida hortaagan? Ma dowladda mise Isimada soo xulaya baarlamaanka?
?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal ee maanta, waxaan soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com