MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (dhegayso)

MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (dhegayso)

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa doorashooyinka Puntland, xulista baarlamaanka Puntland, iyo waliba doorka muhiimka ah ee hooggaanka dhaqanka Puntland.

Barnaamijka maanta waxaa marti noogu ah Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax (Badhan), Nabadoon Xarrago (Bossaso) iyo Nabadoon Sanweyne Xaashi Samatar (Bossaso).

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    DADKU MARKAY DAD XUN NOQDAAN ILLAAHAY WUXUU KU IMTIXAAMAA MADAX XUN!.SOMALI BAA KADHIGAN.
    INA GAAS WAA TUUL,PL-na WAXAY U BAAHAN TAHAY NIN AAN TUUL AHAYN,NOQONAYN,DASTURKA PL INLAGU DARO BAA EKAYD NIN BASABOOR KALE SITA KAMA NOQON KARO MADAXWEYNE.OK,
    **************************.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII.
    ISKA JIR ISIS iwm.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER EX-NAME (ELLIOTE SHIMON)100% HE WAS MOSSAD AGENT=ISRAELIAN.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.(PLAN 1980).
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAELI!,why not? ISIS MADE IN ISRAELI.suicide project!.
    ISRAELI DID 9/11 & inside job.4000 JEWISH is ABSENT 9/11!!!.dabcan qorshaha bay lasocdeen!!.
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA IS THE  FOUNDED OF  ISIS.(OBAMA HE FUNDED OF ISIS).!.!
    Fiiro Gaara:-
    ARGAGAXISO DHANWAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON.D.C. & TELAVIVE,.is not MUSLIMS.sure!.
    WAX XAGJIR,ARGAGAXISO,MAYALKA ADAG IWM WAX LADHAHAA MA JIRTO.
    NIN TIISII KA SHAKIYEY OO ISKA XOOREY BAA ISLAAMKA CEEB LA RAADRAADINAYA.
    GO FUCK YOUR SELF.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com