MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)

MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobodaareed. Haddaba ma sharci ayey ahayd mise waa sharci daro, maxaa se loo cuskaday?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal ee maanta, waxaan soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Paarlamanka puntland dhoobo kama danbeyn doono sida aan Maan hadalba TollMan uga dambeyn

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com