Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobodaareed. Haddaba ma sharci ayey ahayd mise waa sharci daro, maxaa se loo cuskaday?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal ee maanta, waxaan soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso

MAAN HADAL MCI – 8-11 – 2019 Bosaaso Sax by Radio Daljir

Exit mobile version