Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Xaaladda Siyaasadeed ee dalka & khilaafka DFS iyo maamulada dalka (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal! Ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo toddobaad walba maalinta Jimcaha aad ka dhegaystaan Radio Daljir.

Todobaadkan waxa aan ku falaanqaynaynaa khilaafka sii xoogaysanaya ee dhexyaal DFS iyo maamulada dalka. Waxaan kale oo ku eegaynaa safarka Madaxweyne Gaas ee gobolka Sanaag.

Axmed Shiikh (Tallman) ayaa Boosaso ka soojeedinaya. Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba4cdf90201002c61cfafa4/Maanhadal_Tallman_Bsso_Wacyiga+siyaasadeed+ee+dalka-21-Sept-2018.mp3?_=1
Exit mobile version