Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Wadahadalada madaxdda dowladda faderaalka iyo madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doona Wadahadaladii Dowladda Federaalka iyo Madaxda dowlad gobaleedyadda ee u bilowday halka uu ku dambeyn doono Iyo Natiijadda kaso bixi karta.

Wadahadaladii madaxda dowladda faderaalka iyo madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada ee Garoowe muxu ka badali karaa wada shaqayn la’aantii muddo ka dhexaysay?

Maxay madaxdu marka ay kulmaan u faraxsanyihiin, marka ay kala maqanyihiina u coloobaan?.

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka kasoo jeedinaya Xarunta daljir ee Garoowe.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c540f70020100ac8cea8785/Maanhadal_Tallman_Grwe_Shirkii+Grwe-01-Feb-2019.mp3?_=1

Exit mobile version