MAANHADAL: Soomaaliya ma ka debcin kartaa mowqifkeeda adag ee ku aadan arimaha bada? (dhegayso)

MAANHADAL: Soomaaliya ma ka debcin kartaa mowqifkeeda adag ee ku aadan arimaha bada? (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa Soomaaliya ma ka debcin kartaa mowqifkeeda adag ee ku aadan arimaha bada cadaadisyadan caalamiga ah iyo galaankalka badan ee Kenya ay samaynayso.

waxaa barnaamijka marti ku ah khuburo ku xeeldheer xuduudaha iyo siyaasadda geeska Afrika, waxaan soo jeedinaya barnamaijka wariye Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir ee Garoowe.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com