Site icon Radio Daljir

MAANHADAL – Musharax Madaxweyne Cabdisamad Galan: Doorashada Puntland iyo damaciisa waxqabasho haddii la doorto (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL waxaa maanta marti u ah Musharrax Madaxweyne Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo  halkudhig u ah Karti iyo Kalsooni waa kuma? Xaggee ka soo galay siyaasadda? Maxaa ku dhaliyey in uu isu sharraxo Madaxweyne Puntland?

Jawaabaha su’aalahaas iyo waliba kuwa shacabka Puntland, dal iyo daafaha dunidaba, kaga bogo barnaamijka Maanhadal ee maanta.

Hoos kaga bogo.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c2604460201002932e25446/Maanhadal_Tallman_Bsso_Musharrax+Gallan-28-Dec-2018.mp3?_=1

 

Exit mobile version