Site icon Radio Daljir

Maanhadal: muranka doorashooyinka Puntland, Ururo diidan sida wax loowado iyo dawlada oo is difaacdey.

Barnaamijkan oo ah mid aad u xiisabadan waxay dood aad u xiisabadan ku dhexmatay, Gudoomiyaha ururka dadka ee UDAD, Xubin ka tirsan gudiga doorashada, Xildhibaan Baarlamaanka ka tirsan iyo masuuliyiin kale.

https://daljir.com//resources/files/Maanhadal_muranka%20doorashooyinka%20PL_Tallman%2005_04_13.mp3?_=1
Exit mobile version