Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Mowshinka baarlamaanka iyo xiisadda xariga Abu Mansuur (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee Jimcaha Radio Daljir ayaa lagu lafa guray maanta mowshinka baarlamaanka ay kasoo gudbiyeen madaxwaynaha dowladda faderaalka iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo iska soo horjeeda, docda kalle xarigii Abuu Mansuur ayaa abuuray xiisad kasoo cusboonaatay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa barnaamijka inoo soo jeedinaya, waxaana kaqaygalaya aqoonyahano iyo dhagaystayaasha radio Daljir.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c139496040100cee62c1531/Maanhadal_Tallman_Bossaso_Mooshinkii+Farmaajo+iyo+xarigga+Roobow_14-Dec-2018.mp3?_=1

Halkan kadaawo

Exit mobile version