Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Maxaa sababay in shaqaaqo tan oo kale ah ay ka dhacdo magaalada ugu weyn Puntland?

Maxaa sababay in shaqaaqo tan oo kale ah ay ka dhacdo magaalada ugu weyn, ugu dadka badan ahna hogaanka ganacsiga Puntland? waa maxay utunta taala Boosaaso ee soo celcelinaysa shaqaaqooyinkan? malaga baaqsan karo dhacdo noocan ah?

Back to Home page