MAANHADAL: Maxaa ka dhalan kara shaqo joojintii Imaaraatka ee Muqdisho (dhegayso)

MAANHADAL: Maxaa ka dhalan kara shaqo joojintii Imaaraatka ee Muqdisho (dhegayso)

Dowladda Imaaraata Carabta ayaa todobaadkan shaacisay inay joojisay barnaamijyadii tababarada iyo maalgalinta ciidamada Soomaaliya ee ay wadday, sidoo kalle Imaaraatka ayaa joojiyay howlihii kasocday laba isbitaal oo ku yiilay Muqdisho.

Hadaba maxaa ka dhalan kara xiisadda diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta, sidoo kalena maxay saamayn ah oo ay keeni kartaa.

Hoos kadhagayso barnaamijka oo uu inala socodsiinayo Axmed Sheekh Maxamed Tallman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com